[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkaan #TubtaNbadda, waxaan ku xusi doonaa maalinta caalamiga ah ee ka wacyigalinta Miinooyinka iyo waxyaabaha qarxa oo caalamka laga xuso 4ta April sanad walba.
Waxaan wareysanay Jamac Xuseen, madaxa qaybta isku dubaridska howlaha ee hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Miinooyinka ee UNMAS qaybta Soomaaliya, oo ka sharxaya sida xaaladda Soomaaliya ay u saameysay dadka, una badashay aqoontooda ka jawaabista saameynta waxyaabaha qarxa.
Mr Xuseen, ayaa sidoo kale ka hadlaya waxa ay UNMAS sameyso si ay u wacyigaliso dadka Soomaaliyeed qataraha miinooyinka iyo waxyaabaha qarxa, iyo sida hay'adda ay u taageerto dowladda Soomaaliya, dedaalkeeda ay kula dagalameyso halista ka imaaneysa waxyaabaha qarxa.
Waxaan sidoo kale wareysanay, Max'ed Xasan, oo ka tirsan hay'adda Juman oo ka dhisan Kismaayo, kana qaybgalay tababar ku saabsan waxyaabaha qarxa. Max'ed ayaa si gaar ah u bartay xirfadda cusub ee ka wacyigalinta waxyaabaha qarxa, si caruurta loogu gudbiyo.
Barnaamijka waxaa daadihinaaya Cali Guutaale iyo Fatxi Axmed.
Nala wadaag aragtidaada. Sidee looga hortagi karaa waxyeelada ka dhalan karta miinooyinka iyo waxyaabaha qarxa?
Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.)
SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.)
Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.)
Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.)
Waamo Radio (8.00 p.m.)
Isnaay Radio (7.00 p.m.)
Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad)
Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad)
Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad)
Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado)
Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
----------------------
Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
-----------------------
-----------------------
This week on #TubtaNabadda, we mark the International Day for Mine Awareness and Assistance in Mine Action.
We interview Jama Hussein, the Operations Coordinator at the United Nations Mine Action Service (UNMAS) in Somalia. Mr. Hussein explains how the situation of the affected people will change by increasing their capacity to respond to the impact of explosives.
Mr. Hussein also talks about what UNMAS does to educate Somalis about the dangers of landmines and explosives, and how the organisation supports the Somali government in its efforts to combat threats posed by explosive remnants of war.
Our second guest, Mohamed Hassan, the Programme Manager at Juman in Kismayo, recently attended the Explosive Ordnance Risk Education (EORE) training for instructors. Mr. Hassan speaks about incorporating new skills in his work, especially while working with children.
In the studio, your hosts are Ali Gutale and Fathi Mohamed Ahmed.
view more