[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkaan barnaamijka #TubtaNabadda, iyadoo dunida ay u dabaaldageyso Maalinta caalamiga ah ee Caafimaadka, waxaan ka hadli doonaa dedaalada lagu horumarinaayo adeegyada Caafimaad ee Soomaaliya.
Martida koowaad ee barnaamijka waa Dr. Mamunur Rahman Malik, Wakiilka WHO ee Soomaaliya, oo ka hadli doonahowlaha hay’adda caafimaadka adduunka u qaabilsan Qaramada Midoobay, iyadoo loo dabaaldagayo 75 guuradii ka soo wareegtay markii hay’adaan la aasaasay. Dr. Malik ayaa noo sharxi doona howlaha ay WHO ku horumarineyso caafimaadka, iyo adeegidda dadka nugul si qof walba, meel walba u heli karo heerka caafimaad ee uu doonaayo.
Waxaan sidoo kale wareysanay Max’ed Cumar oo ka tirsan WHO Soomaaliya, oo ka hadlaya goobaha horumarka weyn laga sameeyey ee la xariira daryeelka caafimaadka iyo tubta horey loogu soconaayo ee horumarinta caafimaadka dadweynaha iyo tayada adeegga ee Soomaaliya.
Barnaamijka waxaa daadihinaaya Cali Guutaale iyo Fatxi Max’ed.
Nala wadaag aragtidaada. Waa maxay doorka bulshada ee horumarinta adeegga dadweynaha ee caafimaadka.
Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.)
SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.)
Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.)
Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.)
Waamo Radio (8.00 p.m.)
Isnaay Radio (7.00 p.m.)
Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad)
Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad)
Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad)
Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado)
Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
----------------------
Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
-----------------------
-----------------------
This week on #TubtaNabadda, as World Health Day is marked around the globe, we discuss efforts to improve the health of Somalis.
Our first guest, Dr. Mamunur Rahman Malik, the World Health Organization’s (WHO) Representative to Somalia, talks about the UN health agency’s activities in this respect – it’s also
WHO’s 75th anniversary and we’ll hear from him about WHO’s work in promoting health, keeping the world safe and serving the vulnerable so that everyone, everywhere, can attain the highest level of health and well-being.
We also interview Mohamed Omar, a WHO staff member in Somalia, about the areas where Somalia has made the biggest progress in relation to healthcare and the path forward to improving public health and the quality of life of the Somalis.
In the studio, your hosts are Ali Gutale and Fathi Mohamed Ahmed.
Share your views on what is the communities’ role in improving public health in the country. Call in your favourite radio station during the show today.
view more