[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkaan #TubtaNabadda, Waxaan ku xuseynaa maalinta caalamiga ah ee dhulka, oo ah fursad aan isku xasuusineyno baahida loo qabo ilaalinta deegaanka oo faa'iido u leh bini'aadamka iyo dunidaba.
Qaybta hore waxaan ku wareysaneynaa Christophe Hodder, La taliya Cimilada iyo Deegaanka ee Q.M ee Soomaaliya. Mr. Hodder, waxa uu noo sharxi doonaa saameynta isbadalka cimilada ee Soomaaliya iyo waxyaabaha sababa in daadad iyo abaaro ka dhacaan Soomaaliya. Mr. Hodder waxa kale uu eegi doonaa xiriirka ka dhaxeeya isbadalka cimilada, dhismaha maamulka iyo dowlad wanaagga.
Waxaa kaloon wareysanay Nawal Sharif, la taliye hay'adda Dryland Solutions, oo ka shaqeysa dib u direynta Soomaaliya oo nooga warami doonta sida dib u dhireynta ay qayb uga noqon karto ciribtirka saboolnimada, iyo la dagaalanka isbadalka cimilada iyo sidookale sida howlaha Dryland solutions qayb kaga tahay xiriir xoogan ee bulshada iyo taageeridda horumarka isbadalka cimilada.
Barnaamijka waxaa daadihinaaya Cali Gutale iyo Farxiya Max'ed.
Nala wadaag aragtidaada sida ay bulshada uga qayb qaadato dib u soo celinta dhirta. Soo wac idaacadda aad ugu jeceshahay xillliyadaan:
Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.)
SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.)
Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.)
Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.)
Waamo Radio (8.00 p.m.)
Isnaay Radio (7.00 p.m.)
Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad)
Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad)
Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad)
Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado)
Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
------------------
Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
-------------------
-------------------
This week on #TubtaNabadda, we mark International Mother Earth Day, an opportunity to remind ourselves of the need to shift toward a more sustainable economy that works for both people and the planet.
Our first speaker is Christophe Hodder, Climate Security and Environmental Advisor for the UN in Somalia. Mr. Hodder explains the climate change impact on Somalia’s different regions and the causes of both floods and drought in the country. Additionally, Mr. Hodder explores the links between climate change, state-building and governance.
We also interview Nawal Sharif, the Ecosystems Restoration Advisor to Dryland Solutions, an organisation working towards ecosystem restoration in Somalia. Ms. Sharif sheds light on how ecosystem conservation helps end poverty and combat climate change. Ms. Sharif also talks about how Dryland Solutions’ work contributes to forging stronger community bonds and helps develop climate change adaptation measures.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed.
Share your knowledge about how your community restores local ecosystems. Call in your favourite radio station during the show today:
view more