[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkaan #TubtaNabadda, waxaan ku soo qaadan doonaa barnaamijka Sheeko Wadaag oo ay dhageystaan barakacayaasha iyo bulshada ku dhaqan magaalada Baydhaba. Sheekadaan waxaa maalgaliyey hay’adda IOM, iyadoo ay qayb ka yihiin koox jilayaal ah.
Sheeko Wadaag ma ahan il ay warbixinada ka helaan oo keli ah, balse waxa ay fursad u siisaa bulshada in ay aragtiyadooda, caqabadaha iyo fursadaha jira is dhaafsadaan. Barnaamijka soosaaristiisa si buuxda ayay bulshada uga qaybtqaataan, wuxuuna abuuraya jawi wada-hadal, isku-duubni, iyo in ay qaybaha bulshadu dareemaan in la maqlo lana qiimeeyo.
Barnaamijka waxaa marti ku ah Abdillahi Ibrahim oo ah wariye qayb ka ah mashruuca: Rukia Aden Madey oo ka tirsan barakacayaasha xerada Bambaashe toosna ugu xiran barnaamijkana iyo Cabdifatax Cali Yusuf, Wasiirka Warfaafin Koonfur Galbeed.
Barnaamijka waxa nala socodsiinaya Cali Guutaale iyo Fatxi Max’ed.
Nala wadaag aragtidaada ku aadan sida ay xogaha iyo raadiyaha u caawin karaan nolol maalmeedka barakacayaasha iyo bulshada kale. Fadlan wac idaacadda aad ugu jeceshahay xilliyadaan:
Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.)
SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.)
Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.)
Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.)
Waamo Radio (8.00 p.m.)
Isnaay Radio (7.00 p.m.)
Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad)
Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad)
Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad)
Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado)
Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
------------------
Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
-------------------
-------------------
This week on #TubtaNabadda, we introduce Sheeko Wadaag (translation: stories sharing), a community listening radio programme produced by a group of journalists supported by the International Organisation for Migration, for internally displaced communities (IDPs) and with their participation.
Sheeko Wadaag is not only an information source but also provides a platform for community members to share their stories, feedback, challenges, hopes, and engage in discussions that are relevant to them. The content of the program is designed by the community and for the community, creating an inclusive environment for dialogue, cohesion, and where community members feel heard and valued.
The guests in the programme are: Abdullahi Ibrahim Mohamed, a citizen journalist involved in the project in Baidoa, South West State of Somalia; Rukia Aden Madey, a displaced woman from Bambaashe Camp and a regular listener; and Abdifatah Ali Yusuf Wasiirka Warfaafinta, South West State’s Minister of Information.
In the studio, your hosts are Ali Gutale and Fathi Mohamed Ahmed.
Share your views on how information and radio can help IDPs and other communities in daily life. Call in your favourite radio station during the show today.
view more