[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkan barnaamijka #TubtaNabadda, waxaan ku soo qaadan doonaa kaalinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee nabad-dhisidda iyo nabad kuwada noolaanshaha.
Barnaamijka waxaa marti ku ah Cabdiwasa Jeelle oo ah Agaasimaha Fulinta ee Ururka Dhallinyarada Soomaaliyeed oo ka warramaya dadaalka wadajirka ah ee ay wadaan odayaasha iyo dhallinyarada, si loo xalliyo colaadaha loona horumariyo wada noolaanshaha bulshada dhexdeeda.
Waxaa kaloo marti ku ah, Sowda Isse Siyat, Xoghayaha Guud ee Hay'adda Horumarinta Damqasho ee magaalada Dhuusamareeb, oo ka hadashay dhaq-dhaqaaqa nabadeed oo ay dhallinyaradu hormuud u tahay iyo sida hindisahaasi ay uga qayb qaadanayaan nabadda iyo xasilloonida beelaha. Waxay sidoo kale ka hadlaysaa sida haweenka da'da yar ay uga gudbaan caqabadaha soo wajaha dumarka udhaqdhaqaaqa nabadda.
Barnaamijka waxa nala socodsiinaya Cali Guutaale iyo Fatxi Max’ed.
Nala wadaag dhaliyanrada aad garanayso ee ku howlan horumarinta nabad kuwada noolaanshaha bulshooyinka. Fadlan wac idaacadda aad ugu jeceshahay xilliyadaan:
Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.)
SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.)
Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.)
Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.)
Waamo Radio (8.00 p.m.)
Isnaay Radio (7.00 p.m.)
Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad)
Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad)
Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad)
Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado)
Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
------------------
Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
-------------------
-------------------
This week on #TubtaNabadda, we discuss the contribution of young Somalis to peace-building and peaceful coexistence.
The first guest, Abdiwasa Jelle, Executive Director of Somali Youth Civic Organisation, talks about the joint efforts of diverse actors, including elders and youth, to solve conflicts and promote harmony among communities.
The second speaker, Sowda Isse Siyat, General Secretary of the Damqasho Development Organisation in Dhusamareb, introduces youth-led peace activism and how such initiatives contribute to peace and stability among communities. She also talks about how young women overcome the challenges they face as peace activists.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed.
Share examples of young people you know promoting peaceful coexistence among communities.
view more