[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkaan #TubtaNabadda, waxaan kaga hadlaynaa muhiimadda badqabka cunnada u leedahay sugnaanta cunnada ee Soomaaliya.
Waxaan ka wareysanay Cabdullaahi Xuseen, oo ah sarkaal badqabka cunnada oo ka tirsan hay'adda FAO ee Soomaaliya, sida badqabka cunnada ay u saamayso caafimaadkeenna iyo fayoqabkeenna. Waxa kale oo uu ka hadlayaa xiriirka ka dhexeeya badqabka cunnada iyo dhisidda habab cunno oo adkeysi leh.
Wareysiga qaybtiisa labaad, Prof. Aamina Sekaly, oo ah guddoomiyaha qaybta kimisteriga ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, ayaa ka sheekaynaysa tallaabooyinka la qaaday si loo horumariyo tayada cunnada ee Soomaaliya.
Barnaamijka waxaa inoo soo jeedinaya Cali Guutaale iyo Fatxi Maxamed.
Nala wadaag aragtidaada ku aadan waxa ay tahay badqabka cunnada. Wac idaacadda aad jeceshahay inta barnaamijku socdo maanta:
Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.)
SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.)
Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.)
Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.)
Waamo Radio (8.00 p.m.)
Isnaay Radio (7.00 p.m.)
Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad)
Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad)
Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad)
Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado)
Radio Jowhar (2:00 p.m., 8:30 p.m.)
Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
------------------
Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
-------------------
-------------------
This week on #TubtaNabadda, we discuss the importance of food safety for food security in Somalia.
We interview Abdullahi Hussein, a food safety officer with the Food and Agriculture Organisation (FAO) in Somalia, about how food safety affects our health and well-being. He also discusses the link between food safety and building more resilient food systems.
Our second guest, Prof. Amina Sekaly, Chair of the Applied Chemistry Department of Somali National University, talks about measures taken to improve the quality of food in Somalia.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed.
Share your views on what you think food safety is. Call in your favourite radio station during the show today:
view more