[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkan #TubtaNabadda waxaan ku eegeyna adeegsiga cilmiga forensic si loola dagaallamo Rabshadaha la xiriira Galmada iyo saameynta ay ku leedahay caddaaladda. Waxaan eegeyna dadaalka shaybaarka forensic ee Puntland, oo ka caawiya booliiska iyo waaxaha cadaaladda dacwad-oogidda fal-danbiyeedyada la xiriira kufsiga.
Shamis Cabdi, oo ah madaxa waaxda ciidanka booliiska Puntland ee qaabilsan la dagaallanka rabshadaha galmo ee ka dhanka ah dumarka, ayaa sharaxaysa adeegyada uu bixiyo shaybaarka forensic ee Puntland iyo sida cadaymaha loogu ururiyo loona xaqiijiyo in ay caddaalad helaan dadka ka samatabaxa falalka kufsiga.
Martideena labaad, Eunice Githure, oo ah La-taliye Ciidanka Booliska ee QM ee Soomaaliya, ayaa sharraxaysa hababka ugu habboon ee loogu adeegsado cilmiga forensic, dembi-baarista ka dhanka ah Rabshadaha la xiriira Galmada, xeeladaha sare loogu qaadayo wacyiga iyo dhiiragelinta adeegsiga cilmiga forensic ee Soomaaliya, iyo doorka muhiimka ah ee haweenka booliiska ah ka qaataan baarista dambiyada iyo caawinta dhibanayaasha.
Waxaa soo jeedinaya Cali Guutale iyo Fatxi Ma'xd. Wac idaacada aad jeceshahay inta barnaamijku socdo maanta:
Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.)
SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.)
Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.)
Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.)
Waamo Radio (8.00 p.m.)
Isnaay Radio (7.00 p.m.)
Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad)
Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad)
Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad)
Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado)
Radio Jowhar (2:00 p.m., 8:30 p.m.)
Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
--------
Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
------
------
In this episode of #TubtaNabadda, we delve into the use of forensic science to combat Sexual Gender-Based Violence (SGBV) and its impact on achieving justice. We explore the efforts of the forensic laboratory in Puntland, aiding the police and justice departments in prosecuting rape cases.
Shamis Abdi, who heads the GBV investigation Unit in Puntland, explains the services provided by the forensic laboratory and how evidence is collected in a survivors-centric manner to ensure justice for survivors.
Our second guest, Eunice Githure, a UN Police Advisor in Somalia, elaborates on best practices for incorporating forensic methods in investigating SGBV cases, strategies to raise awareness and promote the use of forensic techniques in Somalia, and the pivotal role of female police officers in both investigating crimes and aiding victims.
Presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Moh'd.
What role do you believe forensic science can play in effectively addressing and combating sexual violence within your community? Call in your favourite radio station during the show today.
view more