[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkan #TubtaNabadda, waxaan ku eegeyna muhiimadda ay leedahay aragtida haweenka ee wadahadallada ku saabsan horumarinta dhaqaalaha iyo bulshada. Waxaan ka hadlaynaa fursadaha iyo caqabadaha ay la kulmaan haweenka Soomaaliyeed si ay u helaan waxbarasho, shaqooyin iyo in ay qaataan door hoggaamineed.
Waxaa marti inoogu ah Daahir Cabdi oo ah madaxa Kuliyadda Dhaqaalaha ee Jaamacadda SIMAD, oo nala wadaagaya aragtidiisa ku aaddan muhimadda ay sinnaanta jinsiga u leedahay horumarka iyo mustaqbal wanaagsa, iyo caqabadaha hortaagan haweenka Soomaaliyeed ee dhanka waxbarashada iyo xirfad-raadinta.
Waxaa kaloo marti noogu ah Nasra Cadow oo ka socota hay’adda UNFPA, oo ka hadlaysa sida xogta iyo macluumaadka ay uga qayb qaataan awood-siinta haweenka iyo gabdhaha iyo in Soomaaliya laga helo bulshooyin badan oo loo dhan yahay.
Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Cali Guutaale iyo Fatxi Maxamed.
Nala wadaag aragtidaada ku aaddan faa’iidada ay sinnaanta jinsiga u leedahay horumarka bulshada iyo dhaqaalaha. Wac raadiyaha aad jeceshahay inta uu socdo barnaamijka.
Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.)
SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.)
Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.)
Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.)
Waamo Radio (8.00 p.m.)
Isnaay Radio (7.00 p.m.)
Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad)
Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad)
Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad)
Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado)
Radio Jowhar (2:00 p.m., 8:30 p.m.)
Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
--------
Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
------
------
On this week’s #TubtaNabadda, we highlight the importance of women’s perspectives in discussions on economic and social development. We discuss the opportunities and challenges for women in Somalia to access education, join the workforce, and take on leadership roles.
Our first guest is Dahir Abdi, Dean of the Faculty of Economics at SIMAD University, who shares his insights on the importance of gender equality for progress and development, and the barriers that women in Somalia face in pursuing their education and careers.
Our second guest is Nasra Adow from UNFPA, who talks about how data and information contribute to empowering women and girls and creating more inclusive societies in Somalia.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed.
Tell us what you think about how gender equality can benefit social and economic development. Call your favourite radio station during the show today:
view more