[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkan #TubtaNabadda, waxaan ku xuseynaa dhaqanka Soomaaliyeed iyadoo aan ku eegeyno xirfadda dahabka iyo qalin-sameeyayaasha. Waxaan u kuur galaynaa doorka beesha Qalin Shube oo dhaqan ahaan lagu tiriyaa qaar ka mid ah xirfadlayaasha dahab-sameynta.
Waxaa noo ah Cumar Bashaarax oo ka mid ah bahda Qalin Shube kana warramaya hiddaha iyo dhaqanka farshaxanka dahabka iyo qalinka, gaar ahaan xilliyaada munaasabadaha iyo xusaska gaarka ah ee dhaqanka Soomaaliyeed. Waxa kale oo uu nala wadaagaya sida colaadda Soomaaliya ay u saamaysay bulshadiisa iyo farsamadooda, iyo welwelka uu ka qabo mustaqbalka dhaqanka beeshiisa.
Waxaa kaloo marti noogu ah, Cabdiraxmaan Macow oo ka socda hay’adda Weliterate, oo ah urur maxalli ah oo aan dowli ahayn, oo ka hadlaya muhiimadda ay leedahay in la ilaaliyo hidaha farsamada gacanta ee bulshooyinka Soomaaliyeed.
Barnaamijka waxaa noo soo jeedinaya Cali Guutaale iyo Fatxi Maxamed.
Nala wadaag aragtidaada ku aaddan muhiimadda ay farsamooyinka qalinka iyo dahabka u leeyihiin dhaqanka Soomaalida iyo in la ilaaliyo hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed adiga oo wacaya idaacadda aad ugu jeceshahay inta uu socdo barnaamijka maanta:
Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.)
SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.)
Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.)
Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.)
Waamo Radio (8.00 p.m.)
Isnaay Radio (7.00 p.m.)
Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad)
Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad)
Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad)
Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado)
Radio Jowhar (2:00 p.m., 8:30 p.m.)
Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
--------
Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
-----
-----
This week on #TubtaNabadda, we celebrate Somali culture with a look at the art of gold and silversmithing. We explore the role of the Qalin Shube community, who have been traditionally considered some of the country’s master goldsmiths.
Our first guest, Omar Basharah from the Qalin Shube, talks about the tradition and values of silver and gold jewellery making, especially for special occasions and ceremonies in Somali culture. He also shares how the conflict in Somalia affected his community and their craft, and his concerns for the future of his community’s traditions.
Our second guest, Abdirahman Macow from Weliterate, a local non-governmental organisation, discusses the importance of preserving the heritage of such artisanal crafts among Somalia’s communities.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed.
Share your views on the significance of silver and gold jewellery making in Somali culture and the importance of preserving Somalia’s cultural heritage by calling your favourite radio station during the show today.
view more