[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkan #TubtaNabadda, waxaan ku falanqeyneynaa xiriirka ka dhaxeeya isbedelka cimilada iyo xuquuqul insaanka Soomaaliya, iyo sidoo kale waxa lagu maareyn karo saameynta xun ee isbedelka cimiladu ay ku leedahay hab-nololeedka.
Barnaamijka waxaa ka qeyb galaya saraakiisha xuquuqul insaanka ee UNSOM, Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Syed Iftikhar Cali iyo Cabdifitaax Xasan Cali, waxayna nooga sheekeyn doonaan xiriirka ka dhexeeya isbedelka cimilada iyo xuquuqaha kala duwan ee aadanaha ee saameeya dhammaan dadka Soomaaliyeed, sida xuquuqda nolosha, xuquuqda biyo nadiif ah iyo xaqa cuntada.
Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Cali Guutaale iyo Fatxi Maxamed.
Wac raadiyaha aad jeceshahay inta uu barnaamijku socda maanta:
Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.)
SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.)
Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.)
Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.)
Waamo Radio (8.00 p.m.)
Isnaay Radio (7.00 p.m.)
Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad)
Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad)
Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad)
Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado)
Radio Jowhar (2.00 p.m., 8.30 p.m.)
Codka Caasimadda (2.00 p.m, 7.30 p.m)
Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
--------
Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
-----
-----
This week on #TubtaNabadda, we discuss the linkages between human rights and climate change in Somalia, as well as what can be done to manage the devastating impact of climate change on livelihoods.
The programme features UNSOM human rights officers, Syed Iftikhar Ali and Abdifatah Hassan Ali, and they’ll be telling us about the relationship between climate change and various human rights affecting all Somalis, such as the right to life, the right to clean water and the right to food.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed.
Call in your favourite radio station during the show today:
view more