[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkan #TubtaNabadda, waxaan xuseynaa Maalinta Caalamiga ah ee Dimuqraadiyadda iyadoo looga hadlaayo doorka iyo caqabadaha ay wajahayaan haweenka Soomaaliyeed.
Waxan ka wareysanay Ifraax Cawad, Xoghayaha Guud ee Kutlada Haweenka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, siyaasadaha iyo sharciyada loo dhan yahay, iyo saameynta ay haweenka hadii aysan helin matalaad u qalanta ama laga reebo xilalka siyaasadda ku yeelan karto dhammaan shacabka.
Sidoo kale, waxaan wareysanay Dahabo Suusow, oo ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka federaalka oo noo sharraxeysa faa’iidada ay leedahay dimuqraadiyadda iyo ixtiraamka codka aqlabiyadda iyadoo la ilaalinayo xuquuqda dadka laga tirada badan yahay.
Barnaamijka waxaa noo soo jeedinaya Cali Guutaale iyo Fatxi Maxamed.
Sideen u kordhin karnaa tirada xubnaha haweenka ee baarlamaanka ama kuwa haaya shaqooyinka dowladda? Wac idaacada aad jeceshahay inta uu barnaamijka socda maanta si aad fikradaada noogusoo gudbiso.
Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.)
SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.)
Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.)
Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.)
Waamo Radio (8.00 p.m.)
Isnaay Radio (7.00 p.m.)
Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad)
Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad)
Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad)
Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado)
Radio Jowhar (2.00 p.m., 8.30 p.m.)
Codka Caasimadda (2.00 p.m, 7.30 p.m)
Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
--------
Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
-----
-----
This week on #TubtaNabadda, we mark the International Day of Democracy with a discussion on the role and challenges faced by Somali women parliamentarians.
We speak with Ifrah Awad, the General Secretary of the Women Parliamentarian Caucus in Somalia’s Federal Parliament, about inclusive policies and laws, and the implications for the entire population of underrepresentation or exclusion of women from political positions.
We also speak with Dahabo Susow, a federal Member of Parliament, about the benefits of democracy, respecting the will of the majority while also protecting the rights of minorities.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed.
How can we get more women representatives in parliament and government positions? Call your favourite radio station during the show today to share your opinion.
view more