[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Toddobaadkan #TubtaNabadda, waxaan kaga hadlaynaa saadaasha hawada ee xilli roobaadka Deyrta ee nagusoo aaddan, saamaynta ay ku yeelan karto bulshooyinka Soomaaliyeed ee ku dhaqan webiyada agtooda, iyo siyaabaha lagu yareyn karo waxyeellada roobabka mahiigaanka ah ee la saadaaliyay.
Barnaamijka waxa an ku wareysanay Paolo Paron oo ah La-taliyaha Sare ee arrimaha Biyaha iyo Dhulka ee Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Khadar Sheekh Maxamed, Agaasimaha Waaxda Maareynta Halisaha Masiibooyinka iyo Bixinta digniinaha hore ee Hay'adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed. Waxa ay sharxayaan tallaabooyinka lagama maarmaanka ah ee looga hortagayo burburka ka dhasha fatahaadaha xilliga Deyrta ee nagusoo wajahan.
Barnaamijka waxaa noo soo jeedinaya Cali Guutaale iyo Fatxi Maxamed.
Wac raadiyaha aad jeceshahay inta uu barnaamijku socdo maanta:
Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.)
SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.)
Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.)
Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.)
Waamo Radio (8.00 p.m.)
Isnaay Radio (7.00 p.m.)
Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad)
Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad)
Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad)
Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado)
Radio Jowhar (2.00 p.m., 8.30 p.m.)
Codka Caasimadda (2.00 p.m, 7.30 p.m)
Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
--------
Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
-----
-----
This week on #TubtaNabadda, we discuss weather forecasts for the incoming Deyr season, its possible impact on riverine communities in Somalia, and ways to minimise the impact of predicted heavy rains.
The programme features Paolo Paron, Senior Water and Land Advisor for the United Nations Food and Agriculture Organization (FAO) and Khadar Sheikh Mohamed, Director of the Department of Disaster Risk Management and Early Warning Systems of the Somali Disaster Management Agency. The speakers explain the necessary measures to avert devastation from possible floods of the incoming Deyr season.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed.
Call in your favourite radio station during the show today:
view more