[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkan #TubtaNabadda, waxaan xuseyna waxtarka dadka da'da ah ee bulshada iyo sidoo kale baahida loo qabo ilaalinta xuquuqdooda.
Soomaaliya, dadka da'da ah waxay kaalin muhiim ah uga jiraan dhammaan dhinacyada kala gedisan ee nolosha bulshada, gaar ahaan xallinta colaadaha iyo dib u heshiisiinta, waana keyd laga dheehdo sooyaalka umadda, hidaha, luuqadda qaniga ah iyo suugaanta.
Waxaa barnaamijka marti noogu ah Kamaal Daahir Cabdulqaadir oo Sanduuqa Qaramada Midoobay ee UNFPA uqaabilsan arrimaha Jinsiga iyo Dhalinyarada oo ka howlgala Garoowe iyo Mahdi Cali Cismaan oo ah Madaxa Hay’adda Taakulo oo ah hay'add maxalli ah oo saldhigeedu yahay Puntland.
Barnaamijka waxaa noo soo jeedinaya Cali Guutaale iyo Fatxi Maxamed.
Wac raadiyaha aad jeceshahay inta uu barnaamijku socdo maanta:
Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.)
SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.)
Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.)
Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.)
Waamo Radio (8.00 p.m.)
Isnaay Radio (7.00 p.m.)
Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad)
Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad)
Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad)
Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado)
Radio Jowhar (2.00 p.m., 8.30 p.m.)
Codka Caasimadda (2.00 p.m, 7.30 p.m)
Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
--------
Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
-----
-----
This week on #TubtaNabadda, we recognise the contribution of older persons to society as well as the need to protect their rights.
In Somalia, older persons play a critical role in all spheres of life, especially in areas of mediation and conflict resolution. They are also irreplaceable in conveying the rich oral tradition, languages and poetry.
Our guests in the programme are Kamal Dahir Abdulkadir, UNFPA Gender and Youth Programme Analyst working in Garowe, and Mahdi Ali Osman, Executive Director of Taakulo, a civil society organisation from Puntland.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed.
Call in your favourite radio station during the show today:
view more