[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkan #TubtaNabadda, waxaan kaga hadlaynaa xaaladda caafimaadka dhimirka ee Soomaaliya.
Ka dib sannado badan oo xalaado colaadeed ah, falal argagixisanimo, shaqo la'aan iyo caqabado kale, caafimaadka dhimirka ayaa weli ah caqabad weyn oo dhanka caafimaadka ah oo weli ka jirta Soomaaliya. Sidoo kale waa qayb ka mid ah xaaladaha weli laga haysto fikrado kale ama aan si buuxda loo fahamsanayn ee dhanka caafimaadka ee Soomaaliya.
Waxaa marti noogu ah Cabdullaahi Cabdiraxmaan oo ah Agaasimaha Fulinta ururka Hoggaanka Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dr. Idil Cawil Cilmi oo ku takhasustay caafimaadka dhimirka kana tirsan Xarunta Caafimaadka ee Daawa Ruux ee magaalada Muqdisho. Waxaan kala hadli doonaa siyaabaha kor loogu qaadi karo wacyiga iyo la dagaalanka fikradaha khaldan ee bulshada ee ku saabsan caafimaadka dhimirka.
Barnaamijka waxa noo soo jeedinaya Cali Guutaale iyo Faa’iso Cabdi Warsame.
Wac raadiyaha aad jeceshahay inta uu barnaamijku socdo maanta:
Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.)
SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.)
Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.)
Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.)
Waamo Radio (8.00 p.m.)
Isnaay Radio (7.00 p.m.)
Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad)
Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad)
Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad)
Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado)
Radio Jowhar (2.00 p.m., 8.30 p.m.)
Codka Caasimadda (2.00 p.m, 7.30 p.m)
Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
--------
Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
-----
-----
This week on #TubtaNabadda, we discuss the situation of mental health in Somalia.
Following years of conflict, terrorism, unemployment and other challenges, mental health continues to be a major health challenge in Somalia. It is also one of the least understood or most misunderstood areas of health in Somalia.
Our guests are Abdullahi Abdirahman, the Executive Director of Somali Youth Leaders, and Dr. Idil Awil Elmi, a mental health specialist at the Dawa Ruux Health Center in Mogadishu. We’ll discuss with them ways of raising awareness and fighting societal misconceptions around mental health.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Faiso Abdi Warsame.
Call in your favourite radio station during the show today:
view more