[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below]
Todobaadkan #TubtaNabadda, waxaan uga hadlaynaa sidii loogu abuuri lahaa fursado, looguna fududeyn lahaa gabdhaha Soomaaliyeed in ay helaan waxbarasho taas oo kaalin weyn kuleh mustaqbal wanaagsan oo ay hesho bulshada oo dhan.
Waxaa barnaamijdku marti noogu ah Faadumo Cali Iimaan oo ah aasaasaha ururka maxalliga ah ee u dooda xuquuqda gabdhaha Soomaaliyeed (SGRO) oo ka hadlaysa fikradaha qaldan ee bulshada ee ku xeeran waxbarashada gabdhaha iyo doorka dowladda iyo waalidiinta ay ku leeyihiin xaqiijinta mustaqbal wanaagsan oo gabdhaha ay helaan.
Waxaa kala qayb qaadanaya qaar ka mid ah ardayda wax ka barata xarunta farsamada gacanta ee gabdhaha ee Baydhabo oo ay gacanta ku hayso hay’adda SGRO kuwaas oo ka waramaya waaya aragnimadooda kana hadlaya hiigsigooda mustaqbalka.
Barnaamijka waxa noo soo jeedinaya Cali Guutaale iyo Faa’iso Cabdi Warsame.
Wac raadiyaha aad jeceshahay inta uu barnaamijku socdo maanta:
Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.)
SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.)
Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.)
Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.)
Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.)
Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.)
Waamo Radio (8.00 p.m.)
Isnaay Radio (7.00 p.m.)
Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad)
Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad)
Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad)
Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado)
Radio Jowhar (2.00 p.m., 8.30 p.m.)
Codka Caasimadda (2.00 p.m, 7.30 p.m)
Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba:
iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264
Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace
TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/
--------
Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo:
Website: https://unsom.unmissions.org
Twitter: https://twitter.com/UNSomalia
Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA
Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/
SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/...
Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom
-----
-----
This week on #TubtaNabadda, we speak about creating opportunities and access to education for Somali girls as a prerequisite for a better future for all of society.
Our guest, Fadumo Ali Iman, the founder of the Somali Girls Rights Organisation (SGRO), talks about societal misconceptions surrounding girls' education and the role of government and parents in ensuring a better future for girls.
She is joined by some of the students of a vocational centre for girls in Baidoa run by SGRO who share their experiences and speak about their aspirations.
The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Faiso Abdi Warsame.
Call in your favourite radio station during the show today:
view more