Todobaadkan barnaamijka #TubtaNabadda waxaa marti noogu ah wasiirka dastuurka Soomaaliya Cabdiraxmaan xoosh Jibriil oo ka hadlaya hanaanka dib-u-eegista dastuurka iyo sida muwaadiniinta #Soomaaliyeed ay uga qaybqaadan karaan hanaanka dib-u-eegista #dastuurka
Waxaad sidoo kale maqli doontaan Fadumo iyo Gutale oo falanqaynaya muhiimadda dastuurka adinkoo sidoo kale dhagaysan doona hees ku saabsan #dastuurka.
Dhagayso Radio Mogadishu, Radio Kulmiye KNN, Raadiyo Baydhabo, SBC Radio, Radio Cadaado, Radio Risaala, Goobjoog FM 88.5 ama Radio Beletweyne.
Si aad fikradahaaga noola wadaagto, soo wac nambarada idaacadaha aad ka dhagaysanaysaan barnaamijka ama fallo noo dhaaf.
view more